Maareeye: “Xasan Daahir haddii uu xabsi guri ku jiro xuquuq buu u leeyahay inuu telefan heysto”

Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay eedeyn uu shalay u jeediyay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo aheyd in dowladu gadaal ka riixeyso culimada hadalkiisa redisay oo uu ku jiro Shiikh Xasan Daahir Aweys. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in arrinta lagu heysto C/raxmaan Cabdishakuur ay tahay mid Diini ah oo Culimadda Soomaaliyeed … Continue reading Maareeye: “Xasan Daahir haddii uu xabsi guri ku jiro xuquuq buu u leeyahay inuu telefan heysto”